Currently Empty: Sh0



About This Course
This course is a complete beginner-to-intermediate guide to App Design using modern tools and principles.
Waxaad ku baran doontaa sida loo naqshadeeyo apps qurux badan, user-friendly ah, oo professional ah laga bilaabo fikrad ilaa design dhamaystiran.
Course-kan wuxuu ku bari doonaa sida loo fahmo aasaaska App Design, iyo sida loo isticmaalo design principles si aad u dhisto UI nadiif ah oo si fudud loo isticmaali karo.
What You Will Learn
Waa maxay App Design iyo sida loo isticmaalo
Design principles (contrast, hierarchy, alignment, spacing, etc.)
Color theory iyo sida midabada loo doorto
Typography iyo sida fonts loo isticmaalo
Layout & structure (grid system, spacing, responsive design)
Sida loo isticmaalo Figma si aad u naqshadeyso app
Sida loo sameeyo real app screens (login, home, etc.)
Why This Course?
Course-kan waxaa loogu talagalay:
Dadka bilowga ah (beginners)
Developers raba inay design bartaan
Qof kasta oo raba inuu noqdo UI/UX Designer
Waxaad heli doontaa faham adag + practical skills oo aad si toos ah u isticmaali karto.
Course Outcome
Markaad dhamayso course-kan:
Waxaad awoodi doontaa inaad design gareyso app dhan
Waxaad fahmi doontaa sida user-ku u arko app-ka
Waxaad diyaarin kartaa design ready u ah Flutter development
Final Goal
Ujeedada course-kan waa in aad noqoto qof:
Si kalsooni leh u naqshadeeya mobile apps
Fahamsan UI/UX fundamentals
Diyaarin kara design professional ah
Course Content
Basics
-
Casharka 1aad ee App Design
00:00 -
Casharka 3aad Color and Typography
00:00

